QADO SHARAF

Waxaan Qada sharaf iyo abaal marin u sameenay Shaqaalaha Shirkadda Necsom, waxaana goob joog ahaa Maamulka iyo Madaxda Shirkadda, iyadoo la tixraacayo qiimaynta shaqaalaha ee sanadka 2020.Hufnaan, hawlkarnimo iyo guul…

Continue Reading QADO SHARAF

QIIMA DHIMIS 2021

Qiimayn guud oo shirkaddu ay waday mudo Sanad ku dhawaad ah waxay garawsatay in ay qiima dhimis u sameyso macaamiisheeda sharafta leh, laga bilaabo 1di bishan, waxaa qiimihi ahaa $0.79…

Continue Reading QIIMA DHIMIS 2021

Green Energy

We are very proud announce that  we have added our grid 1 Mega Watt of Solar Energy. We are pursuing to add another 1 Mega Watt of Wind Energy InshaAllah.

Continue Reading Green Energy

GAROOWE : Shirkada Korantada NEC oo ka guuraysa isticmaalka Shidaalka una guuraysa isticmaalka dabaysha

Garoowe:-Shirkada Korantada NEC waa shirkada kaliya ee magaalada Garoowe adeega Korantada siisa, waxayna iminka isticmashaa nidaamka shidaalka, waxayse qorshaynaysaa in sanadkan 2012 ay u wareegto isticmaalka Hawada, ama dabaysha, hadba…

Continue Reading GAROOWE : Shirkada Korantada NEC oo ka guuraysa isticmaalka Shidaalka una guuraysa isticmaalka dabaysha