QADO SHARAF

QADO SHARAF

Waxaan Qada sharaf iyo abaal marin u sameenay Shaqaalaha Shirkadda Necsom, waxaana goob joog ahaa Maamulka iyo Madaxda Shirkadda, iyadoo la tixraacayo qiimaynta shaqaalaha ee sanadka 2020.Hufnaan, hawlkarnimo iyo guul ayaan dhamaantood u rajeenaynaa.

Leave a Reply