QIIMA DHIMIS 2021

QIIMA DHIMIS 2021

Qiimayn guud oo shirkaddu ay waday mudo Sanad ku dhawaad ah waxay garawsatay in ay qiima dhimis u sameyso macaamiisheeda sharafta leh, laga bilaabo 1di bishan, waxaa qiimihi ahaa $0.79 kw aan u bedelnay $0.59 (25%) taasoo aan ku sababeenay Culaysyada jira iyo sida Bulshada ugu baahan yihiin Qiima dhimis Koronto.Macaamiisha Sharafta leh waxaan raali galin ka siinaynaa Maalmihi lasoo dhaafay Ciladihi Koronto ee dhacay, waxaan diyaar u nahay qancinta Macaamiisheena, waxaan diyaar u nahay dhagaysiga cabashadooda, Maadaama ay yihiin kuwii isticmaalayey adeega ay bixiso shirkadda.Ugu dambayn waxaan u mahadcelinaynaa Macaamiisheena sida ay noogu xiran yihiin una isticmaalaan Adeega shirkadda.

Leave a Reply